WAJAALE NEWS

Soomaali Qaxooti Ku Ahayd Yemen oo Soo Gaadhay Magaalada Berbera

Berbera (WJN)- Soomaali qaxooti ku ahayd dalka Yemen ayaa waxa maanta laga dajiyay dekkadda magaalada Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Dadkaas waxaa qaabilay Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay iyo hay’adda Socdaalka ee IOM.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

 

Exit mobile version