WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah Ciidamada qaran Somaliland Oo Fadhiisimo Hor Leh Ka Samaystay Deeganka Holhol Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen

holhol(WJN) Ciidamo Tiro badan Oo ka Tirsan Soomaliland ayaa lagu Soo waramaya Inay gadheen Deegaanka Hol Hol iyadoona halkaasi isku gadamey.

Goob Jooge Ku Sugan magaalad Hol-hol Ayaa U Xaqiijiyey warbahainta Inaysaka Aroorti Ku waa Baristeen Ciidamada Tirada badan oo la Wareegey deeganka Iyagona Dhanka Soolka Uga baxay halka fadhisino Ka Dhigten.

wararka kale Ee taleex ka Imanaya ayaa waxaa si xoogan uga soconayey Diyaar garoow balaadhan oo loogu jiro sidii ay iskaga difaaci lahaayeen ciidamada awooda badan somaliland.

Ciidamada Somaliland ayaa qaarkood la sheegay inay ku wajahan yihiin dhanka Yoocadda Inkasta Ilaa Hada wararka la xaqiijin waxana Dhanka kale Abaabul ka taagan yahay Dhanka Puntland.

wajaalenews.net

Exit mobile version