|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dilka Qasum Sulaybaani Ee Maraykanku Dilay, Waa Gaf Caalamiya”Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari.
January 10, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(Sheekhul Axmar) Oo Kamid ah Siyaasiyiinta Somaliland Ee Badi Ka Faalooda Xaalada Siyaasadeed Ee Geeska Iyo Arimaha Carabta Ayaa ka hadlay Dilkii Generalkii Reer Iiraan Qasum Sulaybaani Iyo Xiisada ka Dhalatay Isagoo Dilkaa Maraykanku fuliyay Tilmaamay Mid Gardaro ah. Sidoo kale Siyaasi Rashiid Ayaa ka Hadlay Saamaynta ay Somaliland ku keeni karto shirkada dalka sucuudiga ka dhacay Ee Iskaashiga Wadamada kulaala Bada cas iyo gacanka cadmeed oo somaliya goob joog ka ahayd balse jamhuuriyada somaliland oo dalka ugu xuduuda dheer ah biyaha bada cas, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Warbixin Khilaafkii Xisbiga Kulmiye Oo Qarka U Saaran In Uu Mar Kale Istaadhmo,Laacdanka Gudo... Daawo:Ex.Wasiir C/Casiis Samaale Oo Xisbiyada Legdemaya U Soo Jeediyay In Si Qurux Badan U Tartamaa... DAAWO; "Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha"Wasaarada Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|