“Maalin Dhawayd Nin Ayaa Isku Qooshay Saliid Iyo Xabaasuud Afar Qof Ayaa Ku Dhintay, Wax Sharci Ah Oo Somaliland Uga Yaala Cilaajyaduna Majirto”
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Diinta iyo Awqaafta somaliland ayaa ka hadashay dhibta ay goobaha cilaajyadu ku hayaan bulshada , gabood falyada ka dhaca iyo tirada ku dhimatay daawooyin ay wadaada cilaajyadu iskugu dareen dad bukaan ah oo halkaasi ku geeriyooday
Agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo awqaafta ayaa faah faahiyay dhibta cilaajyadu ku hayaan bulshada iyadoo aan wali aanay jirin wax sharciya oo somaliland uga yaala cilaajyada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;