“Dad Badan Ayaa Ku Dhinta, Kuwo Kale Waalagu Dhibaateeyaa, Wax Sharci Ah Oo Jsl Uga Yaala Cilaajyaduna Majirto” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dad Badan Ayaa Ku Dhinta, Kuwo Kale Waalagu Dhibaateeyaa, Wax Sharci Ah Oo Jsl Uga Yaala Cilaajyaduna Majirto”
January 11, 2020 - Written by Editor:

“Maalin Dhawayd Nin Ayaa Isku Qooshay Saliid Iyo Xabaasuud Afar Qof Ayaa Ku Dhintay, Wax Sharci Ah Oo Somaliland Uga Yaala Cilaajyaduna Majirto”

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Diinta iyo Awqaafta somaliland ayaa ka hadashay dhibta ay goobaha cilaajyadu ku hayaan bulshada , gabood falyada ka dhaca iyo tirada ku dhimatay daawooyin ay  wadaada cilaajyadu iskugu dareen dad bukaan ah oo halkaasi ku geeriyooday

Agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo awqaafta ayaa faah faahiyay dhibta cilaajyadu ku hayaan bulshada iyadoo aan wali aanay jirin wax sharciya oo somaliland uga yaala cilaajyada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS