WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Soo Gaadhay Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda.

HARGAYSA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa

Waftigan ayaa waxaa madaarka ku qaabilay gudhiiga arimaha gudaha somaliland gaashaandhiga, iyo xildhibaano kirsan golayaasha qaran

Waftigan ka socda dalka jabuuti ayaa kusoo beegmay imaatinkoodu wakhti xiisad siyaasadeed ka dhex aloosan tahay somaliland oo ka dhalatay hadal kasoo yeedhay dawlada jabuuti kuna sheegtay magaalada berbera in ay kamid tahay somaliya

Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;

Exit mobile version