|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Soo Gaadhay Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
January 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa Waftigan ayaa waxaa madaarka ku qaabilay gudhiiga arimaha gudaha somaliland gaashaandhiga, iyo xildhibaano kirsan golayaasha qaran Waftigan ka socda dalka jabuuti ayaa kusoo beegmay imaatinkoodu wakhti xiisad siyaasadeed ka dhex aloosan tahay somaliland oo ka dhalatay hadal kasoo yeedhay dawlada jabuuti kuna sheegtay magaalada berbera in ay kamid tahay somaliya Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan; Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland oo Loo Soo Gacan Geliyay Gacan Ku Dhiiglihii Ceel-Afweyn Gabadha Ku Di... “Suurta Gal Ma Aha In Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku Ay Dib Uga Dhacaan Wakhtigoodii".Axmed ... DAAWO: Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland. ee 1... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|