WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartanka Quraanka Kariimka ah Ee Bisha Ramadaan.

Hargaysa(W,N) Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada somaliland Cabdiraxmaan saylici ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu soo xidhay tartanka quraanka kariimka ah ee bisha ramadan,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

MADAXWAYNE KU XIGEENKA JSL AYAA SOO XIDHAY TARTANKA QURAANKA  KARIIMKA IYO AXAADIISTA EE AL WAXYAYN

Exit mobile version