WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartan Ciyaareed Iyo Masuul Ka Qaybaglay,

GABILEY(W,N)- Agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay xidhi taanka tartan ciyaareed mudo ka socday kaasi oo ay iskugu soo hadheen labo kooxood.

Maamulka gobolka iyo ka xisbi xaakimka ee gobolka iyo dadwayne tiro badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version