Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida daba galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxa uu markale soo bandhigay Cadaymo iyo fadeexado musuq-maasuq oo dul hooganaya Wasiirro ka tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka