WAJAALE NEWS

DAAWO;-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Norway Oo Taageeray Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya

NORWAY(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka norway ayaa taageero balaadhan umuujiyay heshiiska isfaham  ee somaliland la gashay dalka itoobiya kaasi oo muhiimad wayn uleh jamhuuriyada somaliland.

Sidoo kale jaaliyada somaliland ee dalka norway ayaa ka hadashay sida ay caalamu uga hadleen heshiiska somaliland iyo itoobiya iyo sida indhaha caalamka uu ugu soo jeediyay somaliland.

 

Exit mobile version