WAJAALE NEWS

Ciidamo Jabuuti Loogu Soo Tobabaray Madaxtooyada Jsl Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay.

Hargeysa (WJN)- Ciidamo lagu soo Tababaray dalka Jabuuti ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.

Waxaa ciidamadan oo in mudo ah tababar ku soo qaadanayay dalka Jabuuti soo dhaweeyay Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Taliyaha ciidanka Madaxtooyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version