GABILEY(W,N)-Cuqaasha iyo dhalinyarada qoyska ay kazoo jeedo hooyo jamiila Xuseen oo ah hooyo dhibaato caafimaadk kazoo gaadhay cisbitaalka gabiley kadib markii lagu shubay dhiig khaldan ayaa ka hadlay xaaladeeda.
Sidoo kale cuqaashan iyo dhalinyrada ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeedhay maayarka magaalada gabiley oo uu isna habeenkii xalay raali galin ka bixiyay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;