Ciidamo Jabuuti Loogu Soo Tobabaray Madaxtooyada Jsl Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamo Jabuuti Loogu Soo Tobabaray Madaxtooyada Jsl Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay.
January 24, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Ciidamo lagu soo Tababaray dalka Jabuuti ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.

Waxaa ciidamadan oo in mudo ah tababar ku soo qaadanayay dalka Jabuuti soo dhaweeyay Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Taliyaha ciidanka Madaxtooyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS