HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid saleebaan Cali Hayste Ramaax ayaa gordhawayn xabsiga loo taxaabay isagoo lagu xarunta danbi baadhista ee c,i,d
Xisbiga ucid ayaa xaqiijiyay xadhigiisa
Siyaasi ramaax ayaa intii aan la xidhin waraysi uu warbaahinta siiyay kaga hadlay cida waaran u keentay ,hanjabaado ay kula kaceen qoyska madaxwayne biixi iyo arimo kale oo xasaasiya
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://www.youtube.com/watch?v=vwzPw8QyZvQ