WAJAALE NEWS

Wariye Bushaaro Baandey Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco.

BURCO(W,N)-Wariye bushaaro cali baandey ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada burco halkaasi oo ay kaga horyimaadeen boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada

Sidoo kale bushaaro ayaa umahad celisay shacabka reer burco iyo sidii ay uga gil gilsheen xadhigii xukuumadu kula kacday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version