BERBERA(W,N)-Gabadh udhalatay dalka jarmalka oo ku sugnayd somaliland gaar ahaan magaalada berbera ayaa maanta qaadatay diinta islaamka halkaasi oo ashahaadada loogu qabtay.
Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka
