GABILEY(W,N)- Wasiirkuigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa sheegay isagoo ka hadlay gabiley kormeerkii ay kusoo mareen gobolada dalka ee ukuurgalinda mashruuca GBLG ay shacabka goboladaasi ay soo mareen ay usoo gudbinayeen warbixin aan ahayn ta ay siiyeen maayaradu taasi oo ay ku durayeen warbixinta ay siiyeen maamulka iyo maayarku
Sidoo kale wasiirkuxigeenka ayaa maayarka gabiley ku amaanay sida ay ufuliyeen mashruuca GBLG Isagoo reer gabiley usoo jeediyay in ay iska haystaan waraaqahooda,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/QVdpEQpvM4I