HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ka qaybgalay xusnka maalinta xuquuqal iisaanka oo lagu qabtay hargaysa ayaa sheegay in ka masuuliyiin ahaan ubaahan cid ay uga dacwoodaan dhawaaqyada kaga imanaya xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay hadii xisbiyada Ucid iyo Waddani ay gali waayaan tartanka doorashada ururada ay sidii Udub saaxada ugu bixi doonaan.