|
|||||
WAJAALE NEWS
“Goboladii kale Ee Aanu Soo Marnay Midwaliba Waxay Dadku Noo Dhiibayeen Waraaqo Xidhan..”Wasiirkuxigeen Arimaha Gudaha,
December 16, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Wasiirkuigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa sheegay isagoo ka hadlay gabiley kormeerkii ay kusoo mareen gobolada dalka ee ukuurgalinda mashruuca GBLG ay shacabka goboladaasi ay soo mareen ay usoo gudbinayeen warbixin aan ahayn ta ay siiyeen maayaradu taasi oo ay ku durayeen warbixinta ay siiyeen maamulka iyo maayarku Sidoo kale wasiirkuxigeenka ayaa maayarka gabiley ku amaanay sida ay ufuliyeen mashruuca GBLG Isagoo reer gabiley usoo jeediyay in ay iska haystaan waraaqahooda, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/QVdpEQpvM4I Related posts:Wasiirka Waxbarashada Oo Hortagay Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Su,aalo Xa... Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga ... Qaarka Mida Ah Warbaahinta Kenya Oo War Xasaasiya Kasoo Saaray Kiiska Badda Ee U Dhaxeeya Somaliya I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|