WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland maxamed muuse diiriye ayaa kormeer ku tagay gobolka gabiley isaga oo booqasho kusoo maray goobaha biyaha ee gobolka

Waxaana ugu horay halkaasi ka hadlay mareeyaha wasaarada biyaha ee gobolka gabiley Maxamuud Nuur muxumed.

Wasiirka biyaha ayaa sheegay in biyo galin lagu samayn doono degmooyink hoos yimaada gobolka oo baahi wayn uqaba in ay helaan biyo nadiif ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version