DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley.
December 30, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland maxamed muuse diiriye ayaa kormeer ku tagay gobolka gabiley isaga oo booqasho kusoo maray goobaha biyaha ee gobolka

Waxaana ugu horay halkaasi ka hadlay mareeyaha wasaarada biyaha ee gobolka gabiley Maxamuud Nuur muxumed.

Wasiirka biyaha ayaa sheegay in biyo galin lagu samayn doono degmooyink hoos yimaada gobolka oo baahi wayn uqaba in ay helaan biyo nadiif ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS