WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Dhanacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Ex Wasiir Cadaani Muxuse Ka Yidhi Loolanka Xisbiga Kulmiye?

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Xukuumada Axmed siilaanyo Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya isagoo sigaara uga hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliland iyo loolanka gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye oo uu sheeciyay in uu sharaxan yahay ex wasiir maxamuud xaashi cabdi

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Dhamaystiran;

https://youtu.be/2Nc-45Ixnd4

 

Exit mobile version