WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cali Mareexaan, Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Hankiisa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye?

HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa la layeeshay  wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha guud ee xukuumadii Axmed siilaanyo Cali mareexaan ayaa ka hadlay xaalada gobolada bari ee Somaliland tabashada ay ka qabaan xukuumada madaxwayne biixi

Sidoo kale ex wasiir cali mareexaan ayaa ka hadlay hankiisa siyaasadeed ee gudoomiyaha xisbiga kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version