HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe oo ka hadlay munaasibad uu ka qaybgalay ayaa ka digay shirqoolo uu sheegay in ay somaliland kusoo waajahan yihiin lagu hawlan yahay sidii maamul goboleedyo loogaga dhawaaqi lahaa gudaha somaliland.
Sidoo kale Eny faysal ayaa fashiliyay shirar Somaliland burburkeeda lagu waday oo ka dhacay magaalada Adis ababa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/ThUi3b5INYI