Hargaysa(W,N) Qaarkamida Xildhibaanada golaha deegaanka Caasimada Hargaysa oo Jawaab adag ka bixiyay qaarkamida bulshada degmooyinkan oo sheegay in maamul samaysteen
Xildhibaanada ayaa falka ay ku kaceen kooxdani ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan soona jeediyay in talaabo adag laga qaado.
Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;