FIQI AYUUB(W,N)- Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ayaa mudoharaad kala horyimid shirkad ajaaniba oo wasaarada macdanta iyo tamartu u ogalaatay in ay deegaanka macdan ka baadho.
Dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujyay wasiirka macdanta iyo tamarta o ay sheegeen in uu ka baxay wixii ay ku heshiiyeen dadka deegaan.
Odoyaasha iyo waxgaradka deegaanka ayaa fariin udiray madaxwaynaha somaliland oo ay ugu baaqeen in uu kasoo gaadho wasiir jaamaca macdanta iyo tamarta somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;