Gabiley (W,N)-Iyadoo guud ahaan Somaliland ay wakhti xaadirkan ay ka jirto qabow iyo dhaxan badan ayaa waxaa xiligan ka mid ah meelaha ay dhaxantu ka dhacdo ama ugu qaboow Magaalooyinka Gabiley iyo Wajaale, hadaba magaalada gabiley oo habeenkii xalay ay ka jirtay qabow badan ayaa waxaa subaxii hore ee saaka goobaha qaar lagu arkay biyihii oo noqday Baraf.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka