|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Fiqi Ayuub Oo Mudaharaad Kala Hortagay Shirkad Ajaanib Ah Oo Macdan Ka Guranaysa Deegaanka Iyo fariinta Ay Udireen
December 28, 2019 - Written by Editor:FIQI AYUUB(W,N)- Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ayaa mudoharaad kala horyimid shirkad ajaaniba oo wasaarada macdanta iyo tamartu u ogalaatay in ay deegaanka macdan ka baadho. Dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujyay wasiirka macdanta iyo tamarta o ay sheegeen in uu ka baxay wixii ay ku heshiiyeen dadka deegaan. Odoyaasha iyo waxgaradka deegaanka ayaa fariin udiray madaxwaynaha somaliland oo ay ugu baaqeen in uu kasoo gaadho wasiir jaamaca macdanta iyo tamarta somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayarkii Hore Ee Magaalada Wajaale Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Qaraabada Ay Ka Baxday M... Daawo:Dadka Caanka Ka ah Dunida Oo Ku Soo Badanaya Qaadashada Diinta Islaamka Iyo Dhakhtar Caan ah O... Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dallada Aqoonyahanka Horseed Oo Xis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|