WAJAALE NEWS

Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Huteelada Magaalada Hargaysa Ku Amartay In Aan Lagu Qaban Karin Shir.

HARGAYSA(W,N)- Badhasaabka gobolka maroodi jeex  ayaa soo saaray qoraal uu ku amarayo huteelada hargaysa kaasi oo ujeedidiisu tahay in aan gabi ahaanba lagu qaban Karin shir marka laga reebo xaflada aroosyada

HALKANKAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA KASOO BAXAY BADHASAABKA GOBOLKA MAROODI JEEX;

 

 

Exit mobile version