Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Huteelada Magaalada Hargaysa Ku Amartay In Aan Lagu Qaban Karin Shir. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Huteelada Magaalada Hargaysa Ku Amartay In Aan Lagu Qaban Karin Shir.
November 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Badhasaabka gobolka maroodi jeex  ayaa soo saaray qoraal uu ku amarayo huteelada hargaysa kaasi oo ujeedidiisu tahay in aan gabi ahaanba lagu qaban Karin shir marka laga reebo xaflada aroosyada

HALKANKAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA KASOO BAXAY BADHASAABKA GOBOLKA MAROODI JEEX;

 

 

COMMENTS
LINKS