WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar).

GABILEY(W,N) Alle ha,Unaxariistee waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum caaqil axmed cabdilaahi xareed weerar oo kamid ahaa odayaasha gobolka gabiley oo habeenkii xalay ku geeriyooday isla gabiley.

Aaska marxuum ayaa waxaa kasoo qaybgalay odayaal, madaxdhqameed,maayarka maagalada gabiley iyo boqolaal kamida shacabka ku dhaqan gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUM ODAY WEERAR;

Exit mobile version