DAAWO;-Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar).
July 26, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Alle ha,Unaxariistee waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum caaqil axmed cabdilaahi xareed weerar oo kamid ahaa odayaasha gobolka gabiley oo habeenkii xalay ku geeriyooday isla gabiley.

Aaska marxuum ayaa waxaa kasoo qaybgalay odayaal, madaxdhqameed,maayarka maagalada gabiley iyo boqolaal kamida shacabka ku dhaqan gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUM ODAY WEERAR;

COMMENTS
LINKS