WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Ku Dhawaaqay Gudi Laba Dhinac Iyo Arimaha Ay Ka Shaqayn Doonto;

HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada ucid iyo wadani oo maanta kulan ku yeeshay magaalada hargaysa ayaa shaaciyay gudi 22xubnood ka kooban oo ay siwada jir ah umagacaabeen iyo arimaha ay ka shaqayn doonto.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version