HARGAYSA(W,N)- Siyaasi rashiid jaamac dhari(sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee ka faalooda siyaasada somaliland iyo caqabadaha dhinaca doorashada hore usaadaaliyay in doorashada golaha wakiiladu dib udhac kale ku imanayo ayaa ka hadlay waxa kasoo baxay odoraskiisii
Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa kululucanbaareeyay xadhiga masuuliyiinta xisbiga wadani ee sharci darada ku xidhani isagoo sheegay in xaalka dalku marayo halkii ay gaadhay rajiibkii siyaad bare iyo maxkamadiisii geele.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;