HARGAYSA(W,N)- Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa markale si adag uga hadlay xadhiga masuuliyiinta xisbiga wadani
Sidoo kale madasha ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu dalka sidan ka daayo,Xasuusiyay dhacdooyin badan oo wakhtigii halganka ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;