WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Lagu Eedeeyay In Uu Musuq Maasuqay Mashaariic Laga Fulinayay Gobolka Gabiley!

GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa lagu eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan kaasi oo uu ku sameeyay mashaariic laga fulinayay gobolka gabiley gaar ahaan mashruuca biji ee laga waday deegaano katirsan gobolka gabiley.

Sheekh ciise sheekh muxumed warsame oo kamid bulshada gobolka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay wasiir axmed muumin seed iyo sida uu umusuq maasuqay mashariicda beeraha ee xukuumadu ugu talo gashay in laga fuliyo deegaanada gabiley.

Dhanka kale beeralayda ku dhaqan waqooyiga gobolka gabiley ayaa ka waramay waxqabad la,aanta xukuumada ee dhinaca beeraha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version