WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Markale Sheegay In Ay Talaabo ka Qaadayaan Siidhka Dalka Dibada Kasoo Gala!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha jamhuuriyada somaliland oo sheegay markale in ay ka wasaarad ahaan talaabo ka qaadayaan siidhadka dalka dibadiisa inooga yimaada kaasi oo khatar wayn ku haya wax soo saarka dalka dhalan gadisna ugaysanaya ciida.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Wisiirka Beeraha Oo Sheegay Inay Talaabo Qaadayan Siidhka Dalka Soo Gala

Exit mobile version