HARGAYSA(W,N) Maxamed cabdi jaamaca dhimbiil oo kamid dhalinyrada reer somaliland ee sida wayn wax uga qora xaalada dalka oo dhawaan xukuumada madaxwayne biixi xabsiga utaxaabtay ayaa ka hadlay qaabkii loo xidhay iyo siidaytiisii
Sidoo kale maxamed dhimbiil faah faahin ka bixiyay eedaha loo haystay iyo sobobta markii danbe loo siidaayay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;