WAJAALE NEWS

Taliye Nuux Taani Oo Hambalyo Udiray Ciidamada Qaranka Jsl Xuska Sanad Guuradii 23aad Ee Aas Aaska Ciidanka Awgeed,

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland s/g. Nuux ismaaciil taani ayaa hambalyo udiray ciidamada qaranka iyo xaasaskooda xuska munaasibada sanad guuradii 23aad ee aas aaska ciidanka qaranka somaliland awgeed isagoo ilaahay uga baryay caafimaad qab iyo cimri dherer.

 

Exit mobile version