WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qareenada Udoodaya Xildhibaanada Xidhan Ee Gabiley Oo Sharci Daro Tilmaamay Rumaanka Ay Maxkamada Gobolku Udirtay.

HARGAYSA(W,N) Lix kamida golaha deegaanka gabiley oo xukuumada labadii maalmeed ee udanbeeyay kasoo xidh xidhay magaalada gabiley ayaa saaka la horkeenay maxkamada gobolka maroodi jeex taasi oo rumaan garaysay mudo lix cisho xalaalaysayna xadhigooda/

Qareenada udoodaya xildhibaanad xidh aya sharci daro ku tilmaamay in maxkamada gobolka rumaan dirto xildhibaano leh xasaanadii ayna kasoo horjeedo sharci dalka

Sidoo kale xildhibaanada ayaa eedo ujeediyay wasiirka arimaha gudaha

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

 

Exit mobile version