HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysa cali waraabe oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada nairobi ee dalka kenya islamarkaana kulamo la yeeshay siyaasiyiinka kasoo jeeda konfurta somaliya ayaa ka hadlay arimaha ay kawada hadleen
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo ay wada qaateen safirada besha caalamka ujooga kenya,
Halkan ka daawo muuqalka warkan;