BURCO(W,N)-Gudida beelaha bariga burco ayaa jawaab ka bixiyay hanjabaadii xukuumadu udiray boqor buurmadow oo ay ugu baaqeen in uu dalka yimaada bal cida xidha
Sidoo kale gudida beelaha bariga burco ayaa xukuumada uga digay xadhig la sheegay in ay usoo maleegayso xildhibaan mustafe oo ku biiray isbahaysiga mucaaridka kana soo baxay kulmiye/
HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN;