Gudida Beelaha Bariga Burco Oo Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Jawaabtii B. Burmadow Iyo Xildhibaan Xukuumadu Xidhaysi + Fariinta Ay Direen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Beelaha Bariga Burco Oo Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Jawaabtii B. Burmadow Iyo Xildhibaan Xukuumadu Xidhaysi + Fariinta Ay Direen.
August 2, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudida beelaha bariga burco ayaa jawaab ka bixiyay hanjabaadii xukuumadu udiray boqor buurmadow oo ay ugu baaqeen in uu dalka yimaada bal cida xidha

Sidoo kale gudida beelaha bariga burco ayaa xukuumada uga digay xadhig la sheegay in ay usoo maleegayso xildhibaan mustafe oo ku biiray isbahaysiga mucaaridka kana soo baxay kulmiye/

HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS