WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha ONLF Oo La Layeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Shirkii Goday Uga Qabsoomay!

JIG JIGA(W,N)- Gudoomiyaha jabhada ONLF Ayaa ka warbixiyay waxyaabaha shirkii ay goday ku qabsadeen kaga duwanyahay shirarkii ay hore uqabsan jireen iyadoo mudo dheer kadib ay ahayd markii uhoraysay ee lagu qabto gudaha deegaanada somalida etoobiya ee ay ka urur ahaan matalaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Eoe8LNq8qFo

Exit mobile version