WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ku Hanjabay In Ay Cidii Golahooda Ku Sheegta Xaaraan Sharciga La Tiigsan Doonaan.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha golaha wakiilada somalilad baashe maxamed faarax ayaa ka hadlay mudo kordhin laba sano ah oo golaha guurtidu usameeyay

Sidoo kale gudoomiye baashe ayaa ka jawaabay dhaliilaha loosoo jeediyay golaha wakiilada isagoo sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan cidii ku sheegtay in yihiin xaaraan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version