Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo uu weheliyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha ayaa maanta waxay kormeer ku tageen Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa oo isagu ka gaar ah Mashruuca Xunbawayne ee dhawaan Wasiirku sheegay in uu fashilmay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office