Hargeysa (WJN) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo ka hadley cafintii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u fidiyay Ciidamada Kornayl Caarre, ayaa taageeray go’aankaasi uu Madaxweynuhu ka qaatay arinta ciidamadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka