Saylac (WJN)- Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay gaadheen degmada Wadajir ee magaaalada Saylac, hakaasi oo ay ka dhacday shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac oo u dhaxaysa laba beeleed oo halkaasi wada dega.
Dhinaca kale, Xubnahan Wasiirada ah ayaa waxa ay soo afjareen colaada u dhaxaysa labada beeleed ee wada dega deegaanka Wadajir ee degmada Saylac.
Halkan hoose ka daawo muuqalka