WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Daahir Riyaale Oo Colaada Ceel Afwayn Ku Eedeeyay Wasiiradii Beeshiisa Ee Xukuumadii Siilaanyo,

Hargaysa(W,N) Ex Wasiir Maxamed Saleebaan Wayne oo kamid Ahaa Golihii Wasiirada Ee Xukumadii Daahir Riyaale ayaa Dagaalka Soo Noqnoday Ee ka Dhexeeya Beelaha Wada dega Deegaanka Darar Wayne ee Degmada Ceel Afwayn  ku Eedeeyay in Aanay si fiican u galin Xukuumadii Siilaanyo . Isagoo farta ku fiiqay in ay raga colaadaa waxka qaban Waayay ay ahaayeen Wasiirada Beeshiisa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version